999 Views

Warmurtiyeedka Shirka dib u heshiisiinta galmudug oo la shaaciyay

Warmurtiyeedka Shirka dib u heshiisiinta galmudug oo la shaaciyay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 17 2019 —Xalay waxaa Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug lagu soo geba-gabeeyay Shirka dib u heshiisiinta beelaah dega deegaannada Galmudug,shirkaas oo socday mudo ka badan 10 Cisho,waxaana soo xiray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 

Shirka ayaa waxaa laga soo saaray 7 Qodob oo xasaasi ah oo ku saabsan sidii loo dhisi lahaa Galmudug mideysan iyo sidii dadka ku nool deegaannada Galmudug uga tashan lahaayeen aayahooda, iyada oo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

War-Murtiyedka oo ka kooban saddex Boog ayaa loogu baaqay dadka Reer Galmudug inay si shuruud la’aan ah u dhistaan Dowlad Goboleed loo dhan yahay.

 

Hoos Ka Akhriso War-Murtiyeedka shirka Dhuusamareeb oo dhameystiran

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment