1179 Views

Algeria oo xayiraad kusoo rogtay socdaaladii uga imaan jiray dalka Maroko

Algeria oo xayiraad kusoo rogtay socdaaladii uga imaan jiray dalka Maroko
____________________________________________________________________________

.


khamiis: September 23, 2021

Dowladda Algeria ayaa sheegtay in aysan socdaaalada militeri iyo mid rayid ah aysan uga imaan karin dalka Maroko taa oo cirka sii galinaysaa xiriirka labada dal oo mudo xumaa.


Dowladda Algeria ayaa ku eedeeysay Maroko inay ku kacayso falal lidi ku ah amaanka iyo xasiloonida wadankaasi.

Afhayeen u hadla dowladda Algeria ayaa sheegay in dowladda Maroko ay ku soo hubeysnayso koox argagixiso ah.

Sidoo kale Saraakiil ka tirsan Milatariga dalka Algeria ayaa ku hanjabay in ay tilaabo cad ah ka qaadi doonaan cid walbo oo isku dayda in ay falal amni daro ay ka geysato dalkaasi.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post