855 Views

Maxkamadda ICJ qoraal ay barta Twitter-ka soo dhigtay waxay ku sheegtay in Berri la dhagaysan Doono Dacwada

Maxkamadda ICJ  qoraal ay barta Twitter-ka soo dhigtay waxay ku sheegtay in Berri la dhagaysan Doono Dacwada
____________________________________________________________________________

isniin: October 11, 202

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee ICJ, ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah ay soo saarto xukunkeeda ku aaddan, muranka xuduudda badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Labada dalba waxa ay sheeganayaan lahaanshaha 160,000 oo kilomitar, oo ah saddex geesood isku-wareeg ah oo ku yaal Badweynta Hindiya, halkaas oo loo malaynayo inay ceegaagaan gaas iyo shidaal.

Maxkamadda ayaa qoraal ay barta Twitter-ka soo dhigtay waxay ku sheegtay in muddada loo qabtay dhegeysiga dacwadda ee berri aysan waxba iska beddelin:

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post