633 Views

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku baaqday Salaad roobdoon ah

____________________________________________________________________________

Isniin: December 6, 2021

 

Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday in la sameeyo salaad roob doon ah iyo sidoo kale in la soomo muddo afar maalin ah.

Wasiir Cumar Cali Rooble iyo Culimada u diinka Soomaaliyeed oo shacabka la hadlaayo ayaa ku baaqay in la is cafiyo iyagoo Illaah ka baryay inuu shacabka ka dulqaado abaarta.

Warkaan kasoo baxay Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa kusoo aadaya  xilli meelo badan oo kamid aj dalka ay xiloigaan kajiraan abaaro baahsan.

Dowladda Soomaaliya ayaan weli gurmadkii loo baahnaa gaarsiin degaannafa iyo degmooyinka ay kajiraan abaaraha, halka hay’adaha gargaarka ay ka gaabiyeen u gurmashada dadkaas.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post