1080 Views

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Nairobi kulan kula qaatay Cumar Cabdirashiid

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Nairobi kulan kula qaatay  Cumar Cabdirashiid
____________________________________________________________________________

Jimco: August 13, 202

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Nairobi kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharma’arke.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Cumar Cabdirashiid uga warbixiyay dadaallada ay Xukuumadda ku bixisay hirgelinta arrimaha Doorashooyinka oo haatan ka socda dalka, lana soo doortay qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka.

RW Roobole ayaa intii uu ku sugnaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya, waxaa uu kulamo kala duwan ula qaatay, qaar ka mid ah bulshada iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post