807 Views

Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo Muqdisho lagu aasay

Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo Muqdisho lagu aasay
____________________________________________________________________________

Sabti:  August 14, 2021 

Waxaa Magaalada Muqdisho galinkii dambe ee maanta lagu aasay Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Marxuum Cabdullaahi Abyan Nuur .

Xalay ayuu marxuumka ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Cabdillaahi Abyan Nuur, dhawaan ayaa ra’isal wasaaraha Soomaaliya u magacaabay guddiga si ay uga garnaqo wixii khilaafaad ah ee ka yimaada doorashada.

Waxaa la sheegay in marxuumka uu maalmihii u dambeeyay ku ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, isagoo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post