309 Views

Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed oo sheegay in maleeshiyada Alshabaab

Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed oo sheegay in  maleeshiyada Alshabaab
____________________________________________________________________________

Isniin: SEPTEMBER 19, 2022

Waxaa sii korortay tirada dhimashada maleeshiyaadka Alshabaab ee lagu laayay deegaanka Yasooman Ee Gobalka Hiiraan.

Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa u xaqiijyay wakaaladda Wararka SONNA In 75 kamid ah maleeshiyada Alshabaab lagu dilay Howlgalka Yasooman sidoo kalana lagu qabqabtay tiro maxaabiis ah oo katirsan maleeshiyaadka Alshabaab

Howlgalka ayaa wali socda iyadoo ciidamada Xoogga Dalka ay ku sii siqayaan deegaano horleh oo Alshabaab ay horay ugu sugnaayeen.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post