1023 Views

Puntland oo sheegtey inay heegan gelisey Ciidamadeeda

Puntland oo sheegtey inay heegan gelisey Ciidamadeeda
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  isiniin    , March 230, 2020 —Maamulka Puntland ayaa sheegay in dhamaan heegan la geliyey Ciidamada kala duwan ee Maamulkaas si ay u fuliyaan howlgallo lagu sgayo Amniga iyo ka hortaga Cudurka Coronavirus.

 

Kulan gaar ah oo ay yeesheen Madaxweynaha Puntand iyo Kuxigeenkiisa iyo Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa lagu shaaciyey in heegan la geliyey Ciidamada,waxaana la amrey laamaha Amniga inay cududooda isugu geeyaan sugida Amniga iyo ka hortaga COVID 19.

 

 

 

Go’aankaan kasoo baxey maamulka Puntland ee lagu sheegay in heegan lagu geliyey Ciidamada kala duwan ee Puntland ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Garoowe lagu diley Guddoomiyihi Gobolka Nugaal.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment