1044 Views

guud ahaan Britain ka socto baaritaano lagu raadinayay gabadh yar oo 11 jir ah oo maalmo la la’aa.

guud ahaan  Britain ka socto  baaritaano lagu raadinayay gabadh yar oo 11 jir ah oo maalmo la la’aa.
____________________________________________________________________________

Axad: july 25 2021

Waxaa guud ahaan dalka Britain ka socday baaritaano lagu raadinayay gabadh yar oo 11 jir ah oo maalmo la la’aa.

Gabadhan oo lagu magacaabo Faadumo Kadir ayaa markii dambe la helay iyadoo badqabta.

Waalidiinteeda waxay sheegeen inay farxeen markii ay maqleen in la helay gabadhooda.

Booliska waxay sheegeen in shaley la helay gabadha isla markaana ay ka shaqeynayaan sidii ay dib ula midoobi laheyd ehelkeeda.

Faadumo qoyskeeda waxay kasoo jeedaan Itoobiya , waxay markii ka baxday gurigooda iyadoo aanan laga warqabin xilli ay tareen u raacday dhinaca Bolton.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post