1170 Views

Guddoomiyaha guddiga kuraasta labada aqal Somaliland oo Muqdisho lagu doortay

Guddoomiyaha guddiga  kuraasta labada aqal Somaliland oo Muqdisho lagu doortay
____________________________________________________________________________

Sabti: July 10- 2021

 

Xubnaha Guddiga Maamulaya kuraasta labada Aqal ee Somaliland ayaa maanta fadhi rasmi ah oo ay yeesheen ku doortay guddoomiye cusub.

Xilka Guddoomiyaha Guddiga waxa loo doortay Khadar Xariir Xuseen, halka Guddoomiye Ku-xigeen loo doortay Mudane Najiib Xuseen Samaale.

Sidoo kale Horayna waxaa loo doortay guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka ee heer federaal iyo guddiyada doorashooyinka maamul goboleedyada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post