573 Views

Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug oo siwayn loogu soo Dhaweweeyey Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya

Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug oo siwayn loogu soo Dhaweweeyey Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Talaado: February 1, 2022

Masuliyinta Maamulka Gobolka Mudug Galmudug Odayaasha iyo waxgaradka Saraakiisha Ciidanka Galmudug Ayaa Magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyey Wasirka Gadiidka iyo Dulista hawada Dowlada faderalka somaliya mudane Duran Faraxoo safar shaqo ku soo Gaaray Gobolka Mudug.\

Gudomiyaha Gobolka Mudug Abdirahaman ali diiriye isxal iyo Ku xigeenkiisa Ahmed maxamed shire.Lataliyaha Dhanka Amniga Madaxweyne Qoor qoor Ganaraal Xabeeb Ayaa Kulan la qadatay Wasirka Gadiidka iyo Dulista hawada Dowlada faderalka somaliya.

Wasirka Gadiidka iyo Dulista hawada Dowlada faderalka somaliya Ayaa ka waribxiyey Safarkiisa uu ku soo Gaaray Degaanada Gobolka Mudug.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post