900 Views

Guddoomiyaha gobolka gedo oo xilalkii ka qaaday Maamulka degmada Doolow

Guddoomiyaha gobolka gedo oo  xilalkii ka qaaday Maamulka degmada Doolow
____________________________________________________________________________

Sabti: September 4, 2021

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Axmed Bulle Gareed oo ah  guddoomiyaha gobolka gedo uu xilalkii ka qaaday qaar ka mid ah Maamulka degmada Doolow soomaaliya , kuwa kalena Magacaabay.

Masuuliyiinta xilka laga qaaday waxaa kamid ah guddoomiye ku xigeenka degmada Deeq Cali Bishaar iyada oo xilkaas loo magacaabay Aadan Barre Cali.

Sidoo kale Guddoomiyaha gobolka Gedo ayaa faray masuuliyiintan la magacaabay in si hufan ay ugu shaqeeyaan bulshada ku nool doolow.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post