1566 Views

MD Jubaland Oo Eedeyn U Jeediyay DFS Kana Hadlay Dagaalka Ka Dhanka Ah Alshabaab

MD Jubaland Oo Eedeyn U Jeediyay DFS Kana Hadlay Dagaalka Ka Dhanka Ah Alshabaab
____________________________________________________________________________

Kismaayo | QOL | Maarso 15, 2019 –  Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Maddobe oo ka hadlayay munasabadda Sangootinta wefdiga Ra’iisul-Wasaaraha ayaa aad uga hadlay muhiimadda ay leedahay dagaal ka dhan ah Alshabaab si dalka looga saro

Waxa uu sheegay in laga maarmo ciidamada AMISOM oo lagu bixiyo dhaqaalo fara badan in aysan jirin shaqo dhab ah oo ay ka qabteen dalka gaar ahaana dagaalka Shabaab oo dhowr sano ka socda Somalia waxaana uu cadeeyay I Somalia ay u baahantahay in ay isku tashato.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa tilmamay in aysan jirin cid la xisaabtanta Hayadaha  deeq bixiyaasha iyo AMISOM taasna ay sabab u tahay dib u dhaca jira eek u aadan in uu waqti dheer qaatay howlgalka AMISOM ee ka socda dalka.

 

 

 

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment