1026 Views

Laamaha Amaanka Baladweyne Oo Howlgal ka wado Xaafadaha Magaalada saakay

Laamaha Amaanka Baladweyne Oo Howlgal ka wado Xaafadaha Magaalada saakay
____________________________________________________________________________

Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamuulka Hirshabeelle ayaa saakay howlgalo kala duwan ka wada xaafadaha Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan,

Ciidamada amniga dowladda ayaa howlgalkada ka wado inta badan Xaafada Buunda-weyn iyo howlwadaag iyagoona baaritaano ku saameynaya gaadiidka isticmaalaya waddooyinka

Saraakiil ka tirsan Ciidanka howlgalka wada ayaa sheegay ujeedka saakay howlgalkaas Baladweyne uga socda uu yahay mid lagu doonayo in lagu xaqiijiyo amniga, si looga hortego falal amni darro oo dhaca.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post