771 Views

21 qof oo rayid ah oo lagu dilay gobolka Ronzur ee dhaca bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo.

21 qof oo rayid ah oo  lagu dilay gobolka Ronzur ee dhaca bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo.
____________________________________________________________________________

January 6, 2021 

21 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay gobolka Ronzur ee dhaca bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo.

Guddoomiyaha gobolkaas ayaa sheegay in weerarka ay soo qaadeen xubno ka tirsan koox fallaago ah oo kasoo jeeda dalka Uganda.

Guddoomiya ayaa intaas ku daray in dadka dhintay ay ku jireen toban haween ah, waxaana dhaawac soo gaaray 12 kale oo haween ah.

Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, waxaa ka dhaca weerarada ay geystaan kooxaha hubeysan, waxaana ku dhintay kumanaan qof oo rayid ah tan iyo 2014-kii.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post