2067 Views

Somaliland Oo ka jawaabtay hadalkii R.W Kheyre

Somaliland Oo ka jawaabtay hadalkii R.W Kheyre
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 03, 2018  –Wasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa si kulul uga hadlay Go’aankii dowladda Soomaaliya ee ku aadanaa dekedda Berbera.

Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan waxba ka khuseyn dowladda Soomaaliya heshiiska Dekedda Berbera.

Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay in ay tahay wax laga xumaado hadalkii Ra’iisul Wasaare Kheyre ee ahaa in uu Sharci daro yahay heshiiska Berbera.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay kasoo horjeedo heshiiskii ay wada gaareen Somaliland iyo  Shirkadda DPWorld, waxaana uu tilmaamay in uu baalmarsan yahay Sharciga

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment