771 Views

Dowladda iyo Hirshabeelle oo ka wada hadlay hirgelinta mashaariicda

Dowladda iyo Hirshabeelle oo ka wada hadlay hirgelinta mashaariicda
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 21, 2021—Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga xukumadda federaalka Soomaaliya Amb.Jamaal Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad –goboleedka Hirshabeelle Dr.Cabdi xakiim Luqmaan Xaaji Muxumad.

Labadaan masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo dar-dargalinlahaa howlaha mashaariiceed ee loogu tala galay dowlad-goboleedka Hirshabeelle,kullankaan ayaa waxa uu kusoo dhammaaday is afgarasho.

xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post