738 Views

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | February 02, 2021–Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa safar dhinaca dhulka ah ku gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaan soo dhoweeyay oo afaafka hore ee magaalada ugu hortagay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor.

Madaxweyne Deni ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Cadaado, isagoo ka baaqsaday inuu ka dego Dhuusamareeb sababo amni awgeed.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku sugan dhammaan madaxda maamulada iyo sidoo kale madaxda Qaranka.

xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post