681 Views

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  Cumar Filish oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
____________________________________________________________________________


Sabti: June 4, 2022

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)  ayaa maanta dib ugu soo noqday dalka kadib safar shaqo oo maalmihii la soo dhaafay uu ku joogay dalka Turkiga.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa waxaa garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay madax kala duwan oo isugu jirtay Xildhibaano katirsan BFS, Maamulka gobolka Banaadir iyo maamulada Degmooyinka.

Duqa magaalada ayaa soo dhaweyn kadib waxa uu Warbaahinta kula hadlay qeybta V.I.P isagoo ka warbixiyay heshiishkii ay wada gaareen Dowlada Hoose Konya ee dalka Turkiga iyo Dowlada Hoose ee Muqdisho

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post