777 Views

Dowladda oo Ciidamo geeysay degaano lagu arkay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Dowladda oo Ciidamo geeysay degaano lagu arkay Xubno ka tirsan Al-Shabaab
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | February 02, 2021–Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Ciidamada Booliiska gaarka ah ee Haramcad iyo Ciidanka NISA oo aad u hubeysan u dirtay Deegaanada u dhexeeya Dhuusamareeb iyo Ceel-lahelay oo ka tirsan gobolka Galgaduud.

Degaannadaas ayaa saraakiisha Ciidamada waxaa ay sheegeen in maalmihii la soo dhaafay ay tagayeen Xubno ka tiran dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo mararka qaar weeraro ka fuliya Gobolkaasi Galgaduud.

xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post