1875 Views

Xildhibaanada Aqalka Sare oo qaadacay furitaanka kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanka

Xildhibaanada Aqalka Sare oo qaadacay furitaanka kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 10, 2018 – Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa diiday in ay ka qeyb galaan Furitaanka kala Fadhiga Afraad ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo hadda Munaasabadiisa ay ka socota xarunta Booliska ee Generaal Kaahiye.

Waxa ay sheegeen in dib loo dhigay furitaanka kalafadhiga Aqalka Sare, islamarkaana maalinta Berri ah furi doonaan.

Waxa ay sheegeen in aysan qeyb ka aheyn furitaanka maanta ee Baarlamaanka ee Soomaaliya ee dugsiga Generaal Kaahiye.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment