1218 Views

Sawiro:-Dhismaha Wado Muhiim ah Oo Heer Gaba-Gaba ah Marayso&iyo Kuwa Kale Oo Muhiim ah oo Dhismay

Sawiro:-Dhismaha Wado Muhiim ah Oo Heer Gaba-Gaba ah Marayso&iyo Kuwa Kale Oo Muhiim ah oo Dhismay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | February 08, 2021–Bahada shabakadda Qaranimo online oo howlo shaqo ku tagay wadad isku xirta dagamooyinka dharkeenley iyo wadajir ayaa ukuur galay heerka ay marayso dhismaha wadad jaala siyaad

Wadadaan uu dhagax dhigay duqa muqdisho ayaa kabilabanaysa Gudaha suuqa weyn ee dagmada wadajir wax ayna ku egtahay isgooska xoosh oo ah barat ay iskaga darsamaan isgoosyada dagamada kaxada iyo dharkeenleey ee magalaada muqdisho

Waxaa si habsami leh ku soconay dhismaha Wadada Laamiga Ee Jaalle Siyaad Ee Dhexmarta Degmooyinka Wadajir Iyo Dharkeynleey.

Dhawaan ayaana lafilaayaa in lasoo gaba gabeeyo dhismaheed tan iyo intii lamagacaabay duqa muqdisho ee cumar finish ayaa ku guuleysatay in uu dhiso ilaa 8 wadooyin bur bursanaa oo ay kamid yihiin wadad kabaxda isgoyska towfiiq ee isku xirta isgoosyada 4 jarjiin ilaaa wadada maana booliyo,wadada hormarat xarunta dagamada boon dheere,wadada ifkaxalane,wadada janaraal daa’uud,wadad shabeele ee dhabarka kamarata xarunta maktabada qaranka dalka,wadada horumarata garoonka istaadium Eng Yariisoow,wadad dhabarka danbe kamarata safarada imaaradka carabata ee dagamada cabidi casiis  iyo wadada weyn ee isku xirta xarunta dagamada dayniile ilaa kuliyadii horre ee jala siyaad ee dagamada hodon,

Sidoo kale, iyana waxaa lagu guuleystay dhisida jid cadayaasha xafadaha muqdisho tan iyo intii uu joogay duqa muqdisho iyadoo kuwa farabadan iminka ay soconayaa kuwaa oo qayb weyn kaqaadankara bilic soo ceilinta muqdisho

xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post