1008 Views

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay wadda xariirisa degaanada Qoryooleey iyo Janaale

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay wadda xariirisa degaanada Qoryooleey iyo Janaale
____________________________________________________________________________

Feb 17 /2/2021

Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay wadda xariirisa degaanada Qoryooleey iyo Janaale ee Gobolka Shabellada Hoose.

Howlgalkaan oo ahaa Mid Qorsheysan  ayaa lagu dilay in ka badan 20 dagaalameyaal iyo saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa tuulooyin xariirisa Janaale iyo Qoryooleey ee Gobolka Shabellada Hoose.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Guudto Odowaa Yuusuf Raage oo la hadlay Idaacada Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in Howlgal gaar ah ay Ciidanka Danab ka fuliyeen wadda isku xirta Janaale iyo qoryooleey ee gobolka Shabellaha Hoose

Jeneraal Odowaa waxa uu sheegay in howlgalka lagu dilay in ka badan 20 dagaalame iyo saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post