1104 Views

Mid ka mid ah dadkii Laascaanood Laga Soo Masaafuriyay oo Galkacyo ugu geeriyooday Xanuunka COVID_19

Mid ka mid ah dadkii Laascaanood Laga Soo Masaafuriyay oo Galkacyo ugu geeriyooday Xanuunka COVID_19
____________________________________________________________________________


Jimco: October 8, 2021

Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug waxaa ka jirta Gurmad xoogan oo loo sameenayo dadkii dhawaan Laga Soo saaray Laascaanood.

Galkacyo Ayaa mid ka mid ah ugu Geeriyooday Xanuunka Faafa ee COVID_19, Waxaana la sheegayaa in Wiil uu geeriyooday.

Kiisaskii ugu dambeeyay ee Caroona Ayaa la sheegayaa waxayna Kor u dhaafayaa 300 oo Kiis oo in ka badan 40 ruux Laga Sheegay Gobalka Mudug.

Wiilka Geeriyooday Ayaa ahaa Mid ka mid ah dadkii Laga Soo saaray Laascaanood

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post