747 Views

Saxafiyiinta Somaliya oo dhibaato kala kulma Wararka ku aadan Xiliyada kala Guurka..

Saxafiyiinta Somaliya oo dhibaato kala kulma Wararka ku aadan Xiliyada kala Guurka..
____________________________________________________________________________

 Feb: 20/2/2021

Waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay ku dhawaad 50 Saxafi Sanadihii la soo dhaafay, ka bilaaw 2007-kii, waxaana Xiliyadan camal ay Wariyayaasha la kulmaan Handadaad Dil iyo Wixii soo Raaca.

Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka ugu halista badan ee ay warbaahintu ka hawlgasho taasi oo ay sababtu tahay amni darada dalka ka jirta.

Hadaba Xiisadda haatan ka taagan doorashada iyo bananaabxayada la xiriira sidee ayay u saameeyeen saxafiyiintii wararka ka soo tabinaaya, kuwaas oo dhibaato kala kulma.

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post