1041 Views

Halkee ayuu marayaa dadaalka deyn cafinta Soomaaliya?

Halkee ayuu marayaa dadaalka deyn cafinta Soomaaliya?
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 17, 2019 | QOL |   –Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa sheegtay inay toddobaadka soo socda ka shaqeyn doonto sidii dhinacyada leh ay ku cafin lahaayeen deynta shanta bilyan ee dollar ah ee lagu leeyahay Soomaaliya.

 

Haddii sidaas ay dhacdo, ayay hay’adduu sheegtay, inay Soomaaliya ka caawin karto dib u dhis iyo dib usoo kabasho dhaqaale oo ay sameyso.

 

 

 

Hadalka IMF ayaa kusoo beegmaya ayadoo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto uu dhowaan sheegey inuu shaqada ka tagi doono haddii dowladdiisa aysan ka shaqeyn waddadii Soomaaliya looga cafin lahaa deynta.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment