66 Views

Abiye Axmed oo Xasuuqay in ka badan 11,000 oo shacabka Amxaarada ah

Abiye Axmed oo Xasuuqay in ka badan 11,000 oo shacabka Amxaarada ah
____________________________________________________________________________

Muqdisho — Dowladda Itoobiya ayaa xasuuqday In ka badan 11,000 oo rayid ah oo ka tirsanaa Shacabka deegaanka Amxaarada gaar ahaan waqooyiga,sidoo kale Ciidanka Itoobiya ayaa la sheegay in ay isla deegaanka ku kufsadeen 200 oo haween ah.

Dagaalada uu Shacabka Itoobiya ku xasuuqayo keligii Taliye Abiye Axmed ayaa waxa ku dhaawacmay in ka badan 20,000 oo qof kuwaas oo u badan Carruur,haween iyo dadka nugul,weerarrada lagu xasuuqayo Shacabka Itoobiya ayaa waxa geystay Ciidanka federaalka Itoobiya iyo xoogagga Oromada,sida lagu sheegay warbixin ay soo saareen kooxda ka hortagga xasuuqa Genocide Prevention in Ethiopia (GPE) oo lagu Soo bandhigay xasuuqa iyo isir sifeynta ka dhanka ah Amxaarada.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post