1086 Views

Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Sareeye Guuto Kaniif oo tababar u soo xiray Ciidan ka wada tirsan Ciidanka Booliiska iyo kuwa Milatariga

Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Sareeye Guuto Kaniif oo  tababar u soo xiray Ciidan ka wada tirsan Ciidanka Booliiska iyo kuwa Milatariga
____________________________________________________________________________

April 9-4-2021

Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliya, ahna ku simaha Taliyaha Sareeye Guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed( Kaniif) ayaa tababar u soo xiray Ciidan ka wada tirsan Ciidanka Booliiska iyo kuwa Milatariga oo ku sugan gobolka Galgaduud,Tababarka ayaa waxaa u ka socday Xerada  Gen Dhaga-badan.

Tababarkaan oo ku saabsanaa, sidii looga aruuriyo walxaha qaraxa wadooyinka ay Shacabku isticmaalaan oo ay argagixisadu qaraxyo dhagar ah geliso.

Ciidankan ayaa loo diyaarinayay  howlgalo looga nadiifinayo  wadooyinka oo looga ilaalinayo  haradiga walxaha laga cabsi qabo in ay sababan qaraxayo ay dad ku nafwayaan.

Waxaana bixinta tabarkaan oo qeyb ka ahaayeen, EU Training Mission (EUTM), EUCAP Xoogga Dalka iyo Ciidanka Boliiska Soomaaliyeediyada,iyadoo uu tababarku socday mudo dhan  42 Cisho  ayaa la soo gagabeeyay.

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post