387 Views

Dunida Carabta oo weli ku jirta dabbaaldegga gushii xulka Sacuudiga Iyo Cayaaryahan Messi oo ceeb ku dhacday

Dunida Carabta oo weli ku jirta dabbaaldegga gushii xulka Sacuudiga Iyo Cayaaryahan  Messi oo ceeb ku dhacday
____________________________________________________________________________

Khamiis: NOVEMBER 24, 2022

Dalalka Carabta ayaa dabbaaldegyo iyo damaashaad ku soo dhoweeyay guushii ay dhowaan gaareen saddex koox oo carbeed oo ka mid ah kooxaha ka qayb galaya tartanka Koobka Adduunka.

Sida dalka Masar looga dareemo marka ay dalal carbeed cayaarayaan iyo guushii ay dhowaan gaartay kooxda Sacudiga.

Sidoo kale Dalka jarmalka oo ahaa Hogaanka kubada cagta Yurub ayaa shalay waxaa afka ciida u daray Dalka Jaban, waxaana muqda in cayaartii aduunka ay is badashay.

Dhimaca kale Messi ayay camirooyinka aduunka qabanayeen asaga oo ilmaynaya oo ay u muuqato mid ku  guuldareestay cayaartii dhacday daraad.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post