585 Views

Ilaalada Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur oo Khasaaro Kasoo Gaaray Hobiyayaal Lagu Garaacay Xarunta Baarlamaanka

Ilaalada Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur oo Khasaaro Kasoo Gaaray Hobiyayaal Lagu Garaacay Xarunta Baarlamaanka
____________________________________________________________________________

Isniin: April 18, 2022

Labo ka mid ah ilaalada gaarka ah ee Musharrax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku dhaawacmay hoobiyayaasha kusoo dhacay xarruunta Villa Hargeys.

C/raxmaan C/shakuur waxa uu ku sugnaa gudaha xarruunta Villa Hargeysa oo uu uga qaybgalayey kalfadhiga wadajirka ah ee Baarlamaanka.

Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Maantay Lahaa Dood adag oo Ku Saabsanays Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Ku Xigeenadiisa

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post