825 Views

Duulimaadyada milatari iyo kuwa rayadka ah magaalada Kaabuul oo la joojiyay

Duulimaadyada milatari iyo kuwa rayadka ah  magaalada Kaabuul oo  la joojiyay
____________________________________________________________________________

Talaado: August 17, 2021

Dhamaan duulimaadyada milatari iyo kuwa rayadka ah eek a bixi jiray gegida diyaaradaha magaalada Kaabuul ee caasimadda Afghaanistaan ayaa la joojiyay sida uu sheegay afhayeen u hadlay wasaaradda gaashaandhiga Mareykanka.

Ma cadda goorta dib loo bilaabayo duulimaadyadaan la joojiyay ayuu hadalkiisa raaciyay afhyeenka u hadlay gaashaandhiga Mareykanka.

Tallaabadaan ayaana ka dhalatay dhimasho maanta ka dhacday garoonka diyaaradaha Kaabul.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post