462 Views

Nuuriya Aadan Ciise oo loo doortay in ay ka mid noqoto golaha Shacabka.

Nuuriya Aadan Ciise oo loo doortay in ay ka mid noqoto golaha Shacabka.
____________________________________________________________________________


khamiis: February 17, 2022

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartankadoorashada kursiga labaad ee golaha shacabka, kaasi oo tirsigiisu uu yahay HOP#212

Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen

  1. Musharax xildhibaan , marwo Nuuriya Aadan ciise
  2. Musharax Xildhibaan, Marwo, Farxiya Maxamed Cabdilahi

Musharax Xildhibaan Farxiya Maxamed Cabdilahi ayaa ka tanaasushay tartanka Doorashada.


Musharax xildhibaan Nuuriya Aadan Ciise Maxamed Cabdi ayaa loo qaaday codka kalsoonida ee ergada oo ay soo xaadireen 100 Ergay, waxa ayna heshay 93 cod, waxaa ka aamustay 7 qof.


Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in kursiga tirsigiisu yahay HOP#212 loo doortay Nuuriya Aadan Ciise.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post