Doorashada kuraasta golaha shacabka ee taala Gaalkacyo oo la shaaciyay Posted on February 17, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: February 17, 2022 Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta taal Gaalkacyo, waa deegaan doorashadii labaad…Read more »
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo guddoomiyay Shirka golaha wasiirada Puntland Posted on February 17, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: February 17, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland, oo todobaadkan looga hadlay Amniga,…Read more »
Wararkii ugu dambeeyey doorashada kursiga uu Fahad soo qaadan rabo xilli lasoo bandhigay sawirkiisa Posted on February 17, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: February 17, 2022 Guddiga Doorashada HirShabeelle ayaa shaaciyey odayaasha soo xulaya eregada doornaeysa saddex kursi oo uu ku jiro midka uu doonayo inuu…Read more »
Madaxweyna Emmanuel Macron ee France iyo Midowga Yurub oo ciidamadooda kala baxaya Mali Posted on February 17, 2022 by QOL Contributor | khamiis: February 17, 2022 Madaxweyna Emmanuel Macron ayaa ku dhowaaqay in France ay ciidamadeeda kala bixi doonto Mali, sagaal sano kadib markii ay faro-gelisay…Read more »
Galmudug oo shaacisay kuraas lagu dooranayo Magaalada Gaalkacyo Posted on February 17, 2022 by Bashiir Barre | Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacyo oo ah Goobta degaan doorashada…Read more »
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan sameeyay Posted on February 17, 2022 by Bashiir Barre | Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 64aad ee Guutada 7-aad ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulooyin hoostaga degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose,…Read more »
Dowladda Soomaaliya oo codsi la xiriira Abaaraha u dirtay Shiinaha Posted on February 17, 2022 by Bashiir Barre | Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cusmaan Abokar Dubbe la kulmay Safiirka Shiinaha FEI Shengchao. Kulanka Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…Read more »
Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Xubno katirsan Baarlamaanka UK Posted on February 17, 2022 by Bashiir Barre | Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi xildhibaanno ah oo ka socda Baarlamaanka dalka Uk oo uu hoggaaminayo MP.…Read more »
Kenya oo adkeysay Amniga Xaafada ay Soomaalida ku badan tahay ee Islii Posted on February 17, 2022 by Bashiir Barre | Ciidamada Booliska Dowladda Kenya ayaa adkeeyay ammaanka xaafadda Eastleigh ee magaalada Naiorbi kadib markii maalmihii lasoo dhaafay ay halkaasi ka dhaceen falal amni darro…Read more »
Weerar lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka dhacay Koonfur Afrika Posted on February 17, 2022 by Bashiir Barre | Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah dalkaas waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo wax ka yar laba Bilood joogay dalkaas,…Read more »