Booliiska oo ka hadlay Wariyeyaal lagu jir dilay Muqdisho Posted on February 17, 2022 by QOL Contributor | . khamiis: February 17, 2022 Taliska Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa Raalli-gelin ka bixiyay fal jir dil ah oo ay maanta Ciidamada Haramcad kula kaceen…Read more »
Ciidamada Dowladda oo saakay xiray qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho Posted on February 17, 2022 by QOL Contributor | khamiis: February 17, 2022 Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho. Wadooyinka ay xireen ciidamada ayaa waxaa ka…Read more »
10 Qof oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Dalka Sudan. Posted on February 17, 2022 by QOL Contributor | khamiis: February 17, 2022 10 qof ayaa ku dhimatay 30 kalena way ku dhaawacmeen, shil baabuur oo ka dhacay Waqooyiga Kordofan ee Koonfurta Suudaan.…Read more »
Nuuriya Aadan Ciise oo loo doortay in ay ka mid noqoto golaha Shacabka. Posted on February 17, 2022 by QOL Contributor | khamiis: February 17, 2022 Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartankadoorashada kursiga labaad ee golaha shacabka, kaasi oo…Read more »
Mahad Salaad oo dib loogu doortay Golaha Shacabka Posted on February 17, 2022 by QOL Contributor | khamiis: February 17, 2022 Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa markale dib loogu doortay Golaha Shacabka Soomaaliya, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee…Read more »