804 Views

Heshiis shidaal oo qarsoodi ah oo sanadkii hore ay galeen Israel iyo Imaaraadka Carabta

Heshiis shidaal oo qarsoodi ah oo sanadkii hore ay galeen Israel iyo Imaaraadka Carabta
____________________________________________________________________________

Isniin: August 16, 2021

Heshiis shidaal oo qarsoodi ah, oo sanadkii hore ay galeen Israel iyo Imaaraadka Carabta, kaasi oo qeyb ka ahaa soo celinta xiriirka labada dal, ayaa hadda halis ugu jira inuu burburo.

Heshiiska ayaa ku saabsan dhuun shidaalka kasoo qaadeysa Imaaraadka, islamarkaana marsiineysa xeebta Eilat ee Israel, si ay u geyso suuqyada Yurub.

dowladda cusub ee Israel ay dib u eegis ku billowday heshiiskan taas oo ka caraysiisay mas’uuliyiinta Imaaraadka Carabta.

Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda ra’iisul wasaare Naftali Bennet ayaa weydiistay maxkamadda sare ee Israel waqti dheeri ah oo ay uga jawaabaan cabqadaha deegaan ee hareeyey heshiiska

.

Office Nairobi Kenya           

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post