588 Views

Hindiya oo dacwad ku soo oogtay askar badan

Hindiya oo dacwad ku soo oogtay askar badan
____________________________________________________________________________

Axad: June 12, 2022

Booliska gobolka Nagaland ee waqooyi bari Hindiya ayaa dacwad ku soo oogay 30 askari oo lala xiriirinayo dilka 13 qof oo rayid ah kuwaas oo ku dhintay hawlgal milatari oo ka dhacay meel u dhow xadka Miyanmar.

Bilayska ayaa sheegay in askartu ay bishii December adeegsadeen “rasaas noo nool oo aan kala sooc lahayn oo aan loo meel dayin” markii ay toogteen macdan qodayaal ku soo laabanayay guriyahooda shaqada ka dib, iyaga oo u maleeyay in ay yihiin mintidiin dowladda la dagaallama.

.

Office  Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post