312 Views

Rajada Sacuudiga, awoodda Senegal iyo Mareykanka oo u soo gudbay wareegga 16-ka

Rajada Sacuudiga, awoodda Senegal iyo Mareykanka oo u soo gudbay wareegga 16-ka
____________________________________________________________________________

Arbaco: November 30, 2022

Xulalka Senegal, Mareykanka, Holland iyo England ayaa u soo gudbay weeragga 16-ka ee Koobka Adduunka, kadib markii ay soo badiyeen kulamadii saddexaad ee ay ciyaareen.

Senegal oo noqday dalkii ugu horreeyay ee Afrikan ah oo u soo baxa koobkab, kadib markii ay 2-1 uga soo badisay Ecuador.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post