945 Views

Midowga Musharaxiinta oo Rooble ugu baqay in uu isbadal ku sameeyo hoggaanka hay’adda Nabad sugida Qaranka

Midowga Musharaxiinta oo  Rooble ugu baqay in uu isbadal ku sameeyo hoggaanka hay’adda Nabad sugida Qaranka
____________________________________________________________________________

Jimco: September 3, 202

Saacado kadib Markii NISA ay u hadashay in ay tahay Warbaahinta al-shabaab ayaa waxaa arintaas jawaab deg deg ah ka bixiyay Musharixiinta.

 Midowga Musharaxiinta xilka Madaxweyne ayaa Ra’iisul wasaare Rooble u soo jeediyay in uu isbadal deg deg ah ku sameeyo hoggaanka hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka.

War-saxaafadeed ka soo baxay golaha ayay ku sheegeen in aysan ku qanacsaneyd war-bixinta ay xalay soo saartay NISA- ee tilmaamaysay in Al-shabaab ay dileen Ikraam Tahliil Faarax.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post