1134 Views

Baarlamanka oo dib u soo Celiyay Heshiiskii 17-Sitember iyo farmaajo oo u hambalyeeyay

Baarlamanka oo dib u soo Celiyay Heshiiskii 17-Sitember iyo farmaajo oo u hambalyeeyay
____________________________________________________________________________

May-1-2021

Golaha shacabka baarlamaanka Somaliya ayaa goor dhawayd ansixiyay in dib loogu laabto Heshiiskii 17-sitember oo ku aadanaa Doorasho dad badan.

“ si  Waqti badan nooga lumin waxan Raisal wasaraha u xil saarayaa marti qaadka shirk u aadan qaabilaada Madaxda maamul Goboleedyada iyo maamulka Gobolka banaadir, shacabka ha fahmaan Cida Doonaysa in ay qaadato dalka  in loo turo, iyo qofka dalka u raba dhibaato”ayuu goobta ka yiri farmaajo oo u hambalyeeyay Xildhibaanada goobta joogay.

Sidoo kale farmaajo ayaa ku amray Xukuumada in ay la wareegto talada dalka oo ay gaarsiiso Doorasho.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post