714 Views

Sreal oo gacanta ku dhigtay maxaabiis Falastiiniyiin ah oo baxsad ahaa.

Sreal oo gacanta ku dhigtay maxaabiis Falastiiniyiin ah oo baxsad ahaa.
____________________________________________________________________________


Sabti: September 11, 2021

Afar ka mid ah lix maxbuus oo reer Falastiin ah oo ka baxsaday xabsi ammaankiisu aad loo adkeeyay horaantii toddobaadkan ayay qabteen ciidanka booliska Israel.

lagu arkay ayaa laga helay goob baabuurta la dhigto saacadihii hore ee Sabtida, sida ay booliisku sheegeen.

Laba kamida ayaa shalay lagu qabtay meel u dhow magaalada Nazareth.

Baadi gobka ayaa la bilaabay Isniintii ka dib markii lixda maxbuus ay ka soo baxeen xabsiga Gilboa ee woqooyiga Israel, waana markii ugu horraysay oo maxaabiis u xeran xooogaga Sreal ee dhibaatada ku haya shacabka falastiin soo baxsadaan 20 sano.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post