1695 Views

Shir Deg Deg ah Oo iminka Ka Socda Villa Somalia

Shir Deg Deg ah Oo iminka Ka Socda Villa Somalia
____________________________________________________________________________

Muqdisho, April 16 2021–Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle ayaa hadda shir uga socda Madaxtooyada.

Shirkan ayaa looga hadlayaa xaaladaha caawa ka jira Muqdisho, diidmada lagala horyimid dal iyo dibad Muddo kordhinta, waxaana la filayaa in Labada Madaxweyne Goboleed ee Galmudug iyo Hirshabelle inay Madaxweyne Farmaajo u sheegaan mowqifka ay ka taagan yihiin muddo kordhinta, si la mid ah sida ay xalay ugu caddeeyeen Musharaxiinta  oo ah inay ka soo horjeedaan.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post