897 Views

Nin Soomaali ah loo doortay inuu guddoomiyo golaha ay ku bahoobeen ajaaniibta ku Nool Jarmalka.

Nin  Soomaali ah loo  doortay inuu guddoomiyo golaha ay ku bahoobeen ajaaniibta ku Nool Jarmalka.
____________________________________________________________________________

April 25-2021

Magaalada Kassel ee dalka Jarmalka ayaa nin Soomaali ah loogu doortay inuu guddoomiyo golaha ay ku bahoobeen ajaaniibta halkaasi ku nool.

 waxaana golahan oo la sameeyey afartan sano kahor ay noqonaysaa markii u horaysay ee uu qof Soomaali ama madow ahi uu hogaanka u qabto.

Sidoo kale Cabdilaahi Wacays oo jagadan guddoomiyaha golaha ajaanibta loo doortay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay arintaan, waxa uuna sheegay in xilkaan uu wax badan ugu qaban doono somalida.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post