1509 Views

Ciidamo caawa Caratuur dhigtay Isgoysyada Fagax, Jungal, Siisii iyo degmada Yaaqshiid. Sawiro

Ciidamo caawa Caratuur dhigtay Isgoysyada Fagax, Jungal, Siisii iyo  degmada Yaaqshiid. Sawiro
____________________________________________________________________________

April 27-2021

Wararka ka imaanaya caawa magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan milateriga diidanaa muddo kororsiga ay caawa Xireen wadooyin hor leh.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ay caawa Ciidankaas oo ku Hubeysan gaadiidka dagaalka sida beebayaasha ay xireen Isgoysyada Yaaqshiid , Fagax, Jungal, Siisii iyo qeybo kale oo ka mid ah degmada Yaaqshiid.

Ciidamadan ciida ku jaray jidadka oo sida wararku sheegayaan uu hogaaminayo sarkaal lagu magacaabo Saney Cabdulle ayaa ku hubeysan gaadiidka dagaalka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post