1524 Views

SAWIRO:-Qarax ka dhacay goob ay ka socotay Xaflad Aroos

SAWIRO:-Qarax ka dhacay goob ay ka socotay Xaflad Aroos
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL August 18, 2019 —Qaraxa oo  ka dhacay magaalada Kabul ee caasimada Afqanistaan ayaa waxa dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac kaas oo gaaray inta badan dadkii ku sugnaa Goobta qaarxa lagu weeraray oo ay ka socotay Xaflad Aroos.

 

Dad goobjogayaal ayaa waxaa ay sheegeen  in qof isku soo xiray walxaha qarxa uu is qarxiyay xilli lagu guda jiray xafladda arooska,isla markaan aay arkeen meydad farabadna oo yaalla goobta uu qaraxa ka

 

 

 

Deegaanka uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa u badan dadka haysta madhabta Shiicada,waxaana ilaa iyo hadda jirin koox sheegatay masuuliyada qaraxan oo ka dhacay bariga caasimada Kabul.

 

Xiisad ayaa si aad ah u kacsanayd inkastoo ay jirto in Mareykanka iyo Taalibaan sida la sheegay ay qarka u saaran yihiin heshiis nabadeed.

 

Qaraxan Ayaa ku soo beegamaya iyada oo 10 maalood ka hor qarax xooggan lala beegsaday afaafka hore ee salhig booliis oo ku yaalla magaalada Kabul,waxaana ku dhintay 14 qof.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment