1344 Views

Dajnire Afeey “ UNHCR iyo Kenya waxay ka wada shaqeynayaan sidii xal logu heli lahaa dadka qaxootiga ah ka hor inta aan la gaarin.

Dajnire Afeey “ UNHCR iyo Kenya waxay  ka wada shaqeynayaan sidii xal logu heli lahaa dadka qaxootiga ah ka hor inta aan la gaarin.
____________________________________________________________________________

May 1-2021

 

Ergeyga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika ayaa ugu baaqay qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool xeryaha Kenya in aysan ka walwelin go’aanka ay xukuumadda Nairobi ku xireyso xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma.

Dajnire Maxamed Cabdi Afeey ayaa sheegay in hay’adda UNHCR iyo Kenya ay ka wada shaqeynayaan sidii xal logu heli lahaa dadka qaxootiga ah ka hor inta aan la gaarin xilliga loo qabtay in albaabada loo laabo xeryaha.

Afyey ayaa dadka u kala qaaday sadax qeybood kuwa horay u heestay daganaansho dalal kale ah oo qaditaan sugaayo, kuwa rajo lahaa iyo kuwa cusub oo uu sheegay in mar dhaw la diiwaan galinayo, balse waxa uu sheegay in ay dhibaatadaan uu keenay Xanuunka Covid-19 oo mar hore la bilaabi lahaa sidii dadka qaar loo qaadi lahaa.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post