1290 Views

War deg deg ah: Qarax goor dhawayd ka dhacay Degmada Kaxda iyo shacab dhimasho ka soo gaartay

War deg deg ah: Qarax goor dhawayd ka dhacay Degmada Kaxda iyo shacab dhimasho ka soo gaartay
____________________________________________________________________________

May 5-2021

Wararka ka imaanayo Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in qaraxa uu goordhow ka dhacay degmadaasi kaasi oo sababay dhimasho iyo dhawac.

 Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu ahaa Miinada dhulka lagu aaso, waxaana la sheegay in uu Qabsaday gaari Nuuca raaxada ah oo ay Saarnaayeen dad shacab ah.

Gaariga uu qabsaday Qarax ayaa la sheegay in ay saarnaayeen dad shacab ah oo lagu qiyaasay ilaa 3 qof.

Kala soco Bogan Wixii  ku soo kordha arintaas

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post