1995 Views

Sawirro:-Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Puntland Iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda?

Sawirro:-Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Puntland Iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda?
____________________________________________________________________________

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Puntland oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan(Karaash) ayaa la kumeen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Madaxweyne Deni ku xigeenkiisa iyo Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimo la xiriira Hanaanka Maaliyadda iyo sidii looga wada Shaqeyn lahaa.

Saciid Cabdullaahi (Deni) waxaa dikreetadii ugu horeysay ee uu soo saaray waxa uu ku hakiyey in wax lacag ah ka bixiyo khasnadaha maamulkiisa ilaa amar dambe.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment