798 Views

Fanaanadii Muno Xidigta oo ka mid ahayd Hobollada Waaberi oo ku geeriyootay Muqdisho.

Fanaanadii Muno Xidigta oo ka mid ahayd Hobollada Waaberi oo   ku geeriyootay  Muqdisho.
____________________________________________________________________________

May 9, 2021

Allaha u naxariistee Fanaanadii Muno Daahir (Muno Xidigta) ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho, sida uu xaqiijiyey Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube Maareeyaha Golaha Murtida iyo madadaalada.

Allaha u naxariistee Muno Xidigta ayaa sida uu Abwaanku sheegay waxa ay u geeriyootay xanuun kusoo booday habeen hore, waxayna sakaraad kadib xanuunkaas u geeriyootay saakay aroortii.

sidoo kale Muno xidigta ayaa Ka tirsaneed Hobollada Waaberi Puntland, iyadoo markii dambe u soo wareegtay dhanka magaalada Muqdisho, sidaasna uga mid noqotay Hobollada Qaranka Waaberi oo fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post