873 Views

Dowlada Sucuudiga oo lagu wado in shuruudo ku xirto gudashada xajka sanadkaan

Dowlada Sucuudiga oo lagu wado in shuruudo ku xirto gudashada xajka sanadkaan
____________________________________________________________________________

May 10 2021

 Xajka sannadlaha ah ee oo loo aado magaalada barakeysan ee Maka ayaa lagu wadaa in sanadkan la sii ambaqaado balse waxaana la filayaa in shuruudo gaar ah lagu xiro xajka si looga hortago faafitaanka cudurka Karoona.

Wasaaradda Xajka ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in faahfaahinta iyo xaaladaha la shaacin doono goor dambe.

Sanadkii la soo dhaafay Sacuudi Carabiya waxay u ogolaatay kaliya toban kun oo xujey ah gudaha ah marka loo eego celcelis ahaan seddex milyan oo ajaanib ah inay gutaan waajibaadka xajka, taasoo keentay jahwareer baahsan oo soo food saaray xujeyda

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post