702 Views

Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga

Madaxweyne  Xasan Shiikh oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga
____________________________________________________________________________

Talaado: July 05, 2022

Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kormeeray Safaaradda Soomaaliya ee Ankara.

Madaxwaynaha ayaa diblomaasiyiinta iyo hawlwadeennada kale ee safaaradda la yeeshay kulan is xogwaraysi ah.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Danjire Jama Axmed Maxamed (Caydiid) ayaa Madaxweynaha uga warramay adeegyada safaaraddu bulshada Soomaaliyeed ee Turkiye deggan u qabato.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post